Axmed Karaash oo wareegtadii 1aad soo saaray tan iyo markii uu Deni aaday Muqdisho

Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda  Puntland  oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Mudug. Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer Kusime Madaxweyne Lr. 93, April 24, 2022, kuna saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka dowladda Puntland. Markuu arkay:- Baahida Shaqo ee Jirta. Markuu tix … Continue reading Axmed Karaash oo wareegtadii 1aad soo saaray tan iyo markii uu Deni aaday Muqdisho